Skills
Hands-on workshops and short trainings that build practical, job-ready skills.

AI for Everyone Online Workshop Ma xiisaynaysaa inaad barato Artificial Intelligence (AI) iyo sida looga faa'iidaysto waxbarashada, shaqada, iyo ganacsiga? Sominvo Academy waxay kuu qabanaysaa workshop online ah oo lagu baranayo aasaaska AI iyo adeegsiga qalabka casriga ah ee Artificial Intelligence. Mentor : Abdinasir Abuukar Mohamed Software Developer & CTO at Sominvo AI Engineer at Sominvo Academy Taariikh:Khamiis, 6 Agoosto 2026 Waqti : 8:00 PM – 10:00 PM (EAT) Goobta : Zoom (Online) Ha seegin fursaddan aad ku baran karto AI isla markaana aad ku horumarin karto xirfadahaaga. Iska diwaan geli linkiga qeybta hoose yaalo
Apply, register, or send us a question — we're happy to help.